Skip to product information
Waa maxay  Autismku?

Waa maxay Autismku?

100 kr

Waxaa farxad noo ah in aan idiin soo gudbinno buuggan qaadaadhigaya arrimaha la xiriira xaalada autiska. Waxaad ka heli doontaa buuggan xogo muhim ah iyo talooyin wax ku ool ah oo qoraagu kuugu soo gudbiyey.Marka aad buuggan akhriskiisa bogotid waxaad fahan fiican ka qaadan doontaa waxa uu yahay autisku, astaamihiisa, iyo sida ugu wanaagsan ee aad u caawin lahayd ilmahaaga qaba xaaladan.

You may also like