{"product_id":"gocasho-guhaad-taariikh-nololeedkii-maxamed-cabdi-isaq","title":"Gocasho \u0026 Guhaad ( Taariikh nololeedkii Maxamed Cabdi Isaq )","description":"\u003cp\u003eWaa buug taariikh nololeed ah oo qoraagu kaga hadlayo soyaalka noloshiisa. Buuggani wuxuu bildhaaminayaa dhacdooyin muhim ah oo ka dhacay gayiga soomaalida intii ka dembeysay gobanimadii dalka soomaaliya ilaa burburkii dawladnimada soomaaliya ee 1991dii. Buuggu wuxuu ku dul wareegayaa gaar ahaan degmada Shilaabo oo qoraagu ka soo jeedo.\u003c\/p\u003e","brand":"My Store","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":63591641186634,"sku":null,"price":150.0,"currency_code":"SEK","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0955\/0639\/9562\/files\/gocasho.png?v=1789723377","url":"https:\/\/buugsan.se\/products\/gocasho-guhaad-taariikh-nololeedkii-maxamed-cabdi-isaq","provider":"My Store","version":"1.0","type":"link"}