Skip to product information
Gocasho & Guhaad ( Taariikh nololeedkii Maxamed Cabdi Isaq )

Gocasho & Guhaad ( Taariikh nololeedkii Maxamed Cabdi Isaq )

150 kr

Waa buug taariikh nololeed ah oo qoraagu kaga hadlayo soyaalka noloshiisa. Buuggani wuxuu bildhaaminayaa dhacdooyin muhim ah oo ka dhacay gayiga soomaalida intii ka dembeysay gobanimadii dalka soomaaliya ilaa burburkii dawladnimada soomaaliya ee 1991dii. Buuggu wuxuu ku dul wareegayaa gaar ahaan degmada Shilaabo oo qoraagu ka soo jeedo.

You may also like