{"product_id":"dhallinyarada-maanta-iyo-waayahooda","title":"DHALLINYARADA MAANTA IYO WAAYAHOODA","description":"\u003cp class=\"cvGsUA direction-ltr align-justify para-style-body\"\u003e\u003cspan class=\"a_GcMg font-feature-liga-off font-feature-clig-off font-feature-calt-off text-decoration-none text-strikethrough-none\"\u003eBuug ku saabsan dhaallinyarada sabab! Sababtu waa, in kasta oo aysan marwalba ku baraarugsanayn, haddana dhallinyarada waxaa wareeriyey dareen miskaxdooda dhexmuquurta. Waa uu dhex meeraystaa, wuxuu dhex muquurtaa dareenkooda, wuxuu wareeriyaa fekerkooda wuxuu ka lumiyaa hiigsiga nololeed, wuxuu nuxuusiyaa naftooda wuxuuna la falgalaa dareenkooda asaga oo aad u wiiqa. Waaliddiintu waa welwelsan yihiin, iskoolkuna talo uma hayo. Suuqa ka ganacsiga tumashada iyo belwadaha ayaa si aad ah u daneeya, ayda oo waxa dhammaanaya oo baaba’ya uu yahay dhallinyarada naftooda, taas oo aysan u muuqan timaaddo yididdiilo leh, Asal ahaan haddii dhibaatadu aysan ku koobnayn qof qof ee ay baahsan tahay, asalkeedu ma ahan dhibaato dhinacaa miskaxda ah ee waa dhaqan bulsho. Ma jirtaa waddo looga baxo? Haa haddii aan ku guuleysanno in aan ilmaha la baro waxa ay u nool yihiin, sida uu Alle (swt) yiri “jinni iyo insiba wax aan cibaadadeyda ahayn uma abuurin”\u003c\/span\u003e\u003c\/p\u003e\n\u003cp class=\"cvGsUA direction-ltr align-justify para-style-body\"\u003e \u003c\/p\u003e\n\u003cp class=\"cvGsUA direction-ltr align-justify para-style-body\"\u003e\u003cspan class=\"a_GcMg font-feature-liga-off font-feature-clig-off font-feature-calt-off text-decoration-none text-strikethrough-none\"\u003eQoraaga buugga\u003c\/span\u003e\u003c\/p\u003e\n\u003cp class=\"cvGsUA direction-ltr align-justify para-style-body\"\u003e\u003cspan class=\"a_GcMg font-feature-liga-off font-feature-clig-off font-feature-calt-off text-decoration-none text-strikethrough-none\"\u003eCabdalla Jaamac Aaden; Laurea Somali National University geology, Ph.D Padova University, Department of Mineralogy and petrology.\u003c\/span\u003e\u003c\/p\u003e\n\u003cp class=\"cvGsUA direction-ltr align-justify para-style-body\"\u003e\u003cspan class=\"a_GcMg font-feature-liga-off font-feature-clig-off font-feature-calt-off text-decoration-none text-strikethrough-none\"\u003eMacallin kulliyadda cilmiga ee joologiyada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed – 1984-1990. Sannadkii 1985-1993 ayuu cilmibaaris Ph.D ku qaatay kulliyadda Mineralogika iyo petrologiga ee Jaamacadda Padua University, Italy.\u003c\/span\u003e\u003c\/p\u003e\n\u003cp class=\"cvGsUA direction-ltr align-justify para-style-body\"\u003e\u003cspan class=\"a_GcMg font-feature-liga-off font-feature-clig-off font-feature-calt-off text-decoration-none text-strikethrough-none\"\u003e1993-2001 wuxuu cilmibaaris macdanta iyo geochemistry-ga “Platinum group elements” ku sameeyey isla jaamcadda Padua. Cilmibaaristaa waxa lagu sameeyey buuraha u dhexeeya Sheekh-Dacarburuq-Mandheera. Waxaa qoraallidii cilmiga ahaa ee ka soo baxay ay ku soo bexeen buugga Ph.D ee qoraaga iyo qoraal-cilmiyeedyo “publications” ku soo baxay European Journal of Minerologist iyo Journal of African Earth Science.\u003c\/span\u003e\u003c\/p\u003e\n\u003cp class=\"cvGsUA direction-ltr align-justify para-style-body\"\u003e\u003cspan class=\"a_GcMg font-feature-liga-off font-feature-clig-off font-feature-calt-off text-decoration-none text-strikethrough-none\"\u003eLabaatankii sano oo ugu dambeesey waxa uu macallin ka ahaa qaar ka mid ah iskuulada Isweden.\u003c\/span\u003e\u003c\/p\u003e","brand":"My Store","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":62010498220362,"sku":null,"price":200.0,"currency_code":"SEK","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0955\/0639\/9562\/files\/B5_Dhalinta_maanta_2.png?v=1780815691","url":"https:\/\/buugsan.se\/products\/dhallinyarada-maanta-iyo-waayahooda","provider":"My Store","version":"1.0","type":"link"}