Skip to product information
Buugga Midabeynta ee afka hooyo (Färgläggningsbok på somaliska)
100 kr
Buuggan wuxuu ku aadan yahay ardayda fasalka 1aad ee afsoomaaliga. Qorsho-aqooneedka buuggani waa mid ku salaysan laba arrimood:
1.In la baro ardayga sida loo qoro xarfaha af-soomaaliga.
2.In la xoojiyo kaadsiinaha iyo daganaanshaha ardayga.
Shaqada ardaygu gudanayo Koorsadan dhexdeeda waxa weeye:
• in uu midabeeyo sawirada ku sugan buuggan.
• In uu dib u sawiro sawirkii uu midabbeeyey.
• In uu xarfaha qoran noolnooleeyo.
FG:
Baruhu waa in uu hubiyaa in ardaygu uu bartay xarafkii iyo eraygii uu soo qaatay.