Skip to product information
Buugga feegaarka

Buugga feegaarka

Sale price  100 kr Regular price  120 kr

Buuggani wuxuu ku wajahan yahay caruurteenna yaryar ilaa ardayda fasalka 1aad ee afsoomaaliga. Qorsho-aqooneedka buuggani waa mid ku salaysan laba arrimood:

1.In ardayga feegaaro si uu u barto qorista xarfaha af-soomaaliga.

2.In la xoojiyo daganaanshishiisa iyo dulqaadkiisa inta uu fadhiyo miiska waxbarashada.

Hawsha ardaygu qabanayo Koorsadan dhexdeeda waxa ka mid ah:

• in uu feegaaro oo uu qoro xarfaha isaga oo raacaya tusmada la siiyey.

• In uu midabbeeyo sawirada.

• In uu qeybo erayada buuggan ku jira.

FG:

Baruhu ama waalidku waa in uu hubiyaa in ardaygu uu bartay xarafkii iyo eraygii uu soo qaatay.

Qadarin

Mohamud Nassir (Manaasir)

You may also like