Skip to product information
Buugga Dhibaatooyinka iyo culeysyada waxbarasho ee caruurteenna

Buugga Dhibaatooyinka iyo culeysyada waxbarasho ee caruurteenna

120 kr

Waxaa farxad noo ah in aan idiin soo gudbinno buuggan cusub ee qaadaadhigaya dhibaatooyinka iyo culeysyada waxbarasho ee caruurteenna. Waxaad ka dheehan doontaa buuggan xogo muhim ah iyo talooyin qiimi badan oo qoraagu kuugu soo gudbiyey.Marka aad bogtid buuggan akhriskiisa waxaad fahan fiican ka qaadan doontaa dhibaatooyinka waxabarasho ee caruurteennu la cifanayaan iyo sida loola tacaalo, Waxaan rajeynayaa marka aad akhriso dhiganahan in aad wax fiican ka fahmi doontid sida aad u caawin lahayd ilmahaaga la daalaa dhacaya dhibaato waxbarasho oo aawadeed uu la jaan qaadi la’yahay asaagiis.  

It is our pleasure to present to you this new book, which sheds light on the difficulties and challenges our children face in their education. In this book, you will find important information and valuable advice that the author has carefully provided for you.

Once you begin reading this book, you will gain a clear understanding of the educational problems our children struggle with and how to deal with them. I hope that after reading this work, you will have a better grasp of how to support your child who, due to learning difficulties, is unable to keep up with his or her peers.

You may also like