{"title":"Home page","description":null,"products":[{"product_id":"buugga-feegaarka","title":"Buugga feegaarka","description":"\u003cp\u003eBuuggani wuxuu ku wajahan yahay caruurteenna yaryar ilaa ardayda fasalka 1aad ee afsoomaaliga. Qorsho-aqooneedka buuggani waa mid ku salaysan laba arrimood:\u003c\/p\u003e\n\u003cp align=\"left\"\u003e1.In ardayga feegaaro si uu u barto qorista xarfaha af-soomaaliga.\u003c\/p\u003e\n\u003cp align=\"left\"\u003e2.In la xoojiyo daganaanshishiisa iyo dulqaadkiisa inta uu fadhiyo miiska waxbarashada.\u003c\/p\u003e\n\u003cp align=\"left\"\u003eHawsha ardaygu qabanayo Koorsadan dhexdeeda waxa ka mid ah:\u003c\/p\u003e\n\u003cp align=\"left\"\u003e• in uu feegaaro oo uu qoro xarfaha isaga oo raacaya tusmada la siiyey.\u003c\/p\u003e\n\u003cp align=\"left\"\u003e• In uu midabbeeyo sawirada.\u003c\/p\u003e\n\u003cp align=\"left\"\u003e• In uu qeybo erayada buuggan ku jira.\u003c\/p\u003e\n\u003cp align=\"left\"\u003eFG:\u003c\/p\u003e\n\u003cp align=\"left\"\u003eBaruhu ama waalidku waa in uu hubiyaa in ardaygu uu bartay xarafkii iyo eraygii uu soo qaatay.\u003c\/p\u003e\n\u003cp align=\"left\"\u003eQadarin\u003c\/p\u003e\n\u003cp align=\"left\"\u003eMohamud Nassir (Manaasir)\u003c\/p\u003e","brand":"My Store","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":51521071677770,"sku":null,"price":100.0,"currency_code":"SEK","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0955\/0639\/9562\/files\/B_feegaarka.png?v=1780008387"}],"url":"https:\/\/buugsan.se\/collections\/frontpage.oembed","provider":"My Store","version":"1.0","type":"link"}